World News Network


Slideshow
Somali
Manmohan Singh
Manmohan Singh oo ka hadlay weerarrada
BBC News
Ra'iisul Wasaaraha India Manmohan Singh, ayaa sheegay in kooxda weerarka soo qaaday ay ka yimaadeen waddanka dibeddiisa, isla markaana ay doonayeen inay dhibaato ku abuuraan magaalada Mumbai. Ra'iisul Wasaaruhu oo ka hadlayay telefishinka waddankaaasi ayaa waxa uu sheegay in dowladdiisa ay tallaabooyin xoog leh ay ka qaadi doonto sidii ay u...
photo: AP / Saurabh Das
Hillary  Clinton
Hillary Clinton oo u sharaxan Wasiirka arrimaha debada ee xukuumada Obama
Qaran News
   Nov 16, 2008 at 06:27 AM   Madaxa Maamulka M/weynaha cusub ee dalka Maraykanka Bracak Obama ayaa shaaca ka qadaay in ay ka fekerayaan in Musharaxadii hore ee Dimuquraadiga Hellary Clinton loo magacaabo wasiirada arrimaha dibadda ee xukuumada cususb . Sida uu sheegay CNN-ku Masuuliyiinta iyo la taliyeyaasha M/weynaha Cusub...
photo: AP
Barack Obama
Tariikh nololeedka Barak Obama
Qaran News
   Nov 20, 2008 at 06:35 PM Seattle,(Qarannews)-Barack Hussein Obama waxa uu ku dhashay caasimada gobolka Hawaii ee Hololulu sanadku markuu ahaa Ogosto,04,1961. Barack Obama Abihii Hussein Obama waxa uu ka tirsan yahay qabaa ilka loo yaqaano luo ee dega gobolka Nyanza ee dalka Kenya. Sida la sheegay Barack Obama aabihi waxa uu kusoo horay...
photo: AP
Sheekh Xasan Dahir "Kenya haku waana qaadato casharka la siiyay Ciidamada Ethiopia
Sheekh Xasan Dahir "Kenya haku waana qaadato casharka la siiyay Ciidamada Ethiopia
Mareeg
Sheekh Xasan Dahir Aweys oo hogaamiy Garabka Isbaheysiga Dib u Xoreynta ee Asmara ku sugan ayaa uga digay Dowladda Kenya inay marna isku dayin in Ciidamo u soo dirto dalka Soomaaliya haddii kale ay la kulmi doonaan Ciidamada Kenya...
photo: UN / Jean-Marc Ferre
Barack Obama
Oo Way Ahaatay...Duruus iyo Cibrooyin Guusha Barack Hussein Obama, by Jama Gaabuush
Qaran News
   Nov 16, 2008 at 10:29 AM Khad badan ayaa ku dhammaaday caqli badanina wuu ku daalay sharraxaadda iyo faaqidaada guusha uu soo hooyey halyeyga weyn ee Barack Obama – haa uu soo hooyey sababtu waxay tahay waa guul aan isaga ku koobnayn. Mid keliya oo guulahaas kamid ahi waxa weeye, caalamka waxa ku yaraa qof midab madow oo nolosha...
photo: United States Senate
Warner Brothers, Talk show host Tyra Banks sits down with Sen.- Barack Obama -pjb1
Waa Kuma Madaxweynaha la doortay Ee Maraykanku Barack Sr. Hussien Obama: Taariikhda Madaxweyne Barac
Qaran News
   Nov 07, 2008 at 07:45 AM belief that this time must be different, that their voices could be that difference, its the answer spoken, by young and old, rich and poor, democrat and republican, black, white, hespanic, asian, native american, gay, straight, disable or non disable, americans send a message to the  world that we...
photo: AP / Warner Bros,Jason Kempin
Gudoomiyihii Maxkamada Sare oo ku geeriyooday Magaalada Baydhabo
Mareeg
Gudoomiyihii Maxkamada Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay 2-dii Habeenimo wadno xanuun u geeriyooday isagoo ku sugan Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, isagoona meydkiisa...
Afhayeenka Milateriga oo beeniyay in Saraakiisha Madaxtooyada xabsiga la dhigay
Mareeg
Afhayeenka Milateriga Dowladda Federaalka Daahir Maxamed Xirsi ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in shalay ay xabsiga dhigeen Ciidamo Ethiopian ah saraakiil ka tirsan Madaxtooyada kuwaasis oo lagu qabtay iyaga oo hub sharci daro ah k rarayey Dekeda Magaalada...
Madaxweyne Yusuf "Alshabaab waxay ku lug leedahay Burcad badeedka"
Mareeg
Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yusuf Axmed ayaa ku eedeeyay Ururka Alshabaab inay ku lug leeyihiin falalka burcad badeednimada, isagoona sheegay in lacagaha madax furashada ee ay ka qaataan Maraakiibta ay u...
Madaxweyne Yusuf oo baaq jeediyay
BBC News
Madaxwaynaha Soomaaliya, Cabdullaahi Yuusuf Axmed, ayaa ugu baaqay wadamada badda cas ku yaalla in ay iska kaashaadaan sidii burcad badeeda...
Issimada PL oo kulansan
Gareowe Online
Waxaa magaalada Garowe ku kulansan inta badan Issimada maamul goboledka Puntland kuwaas oo wada xaajood balaaran ka leh sidii loo xalin lahaa khilaafka u dhexeeya Xukuumada Puntland iyo murashaxiinta u taagan xilkaan. Issimada gobolka Nugaal, Sool, Barri, Mudug iyo Sanaag oo kulamo gooni...
Maalinta cudurka AIDS-ka oo laga xusey Garowe
Gareowe Online
Gabdhaha Iskulka barashada caafimadka/GO...
Weeraro xoogan oo xalay lagu qaaday Hoyga saddex Xildhibaan oo ka tirsan Barlamank
Mareeg
Niman hubeysan ayaa xalay weeraray dhawr guri oo ku yaala Magaalada Baydhabo kuwaas oo ay degan yihiin Xildhibaan Caato oo mar ka mid ahaan jiray hogaamiye kooxeedyada Muqdisho iyo Dalxa oo. Kooxaha ka soo horjeeda jiritaanka...
Xoogaga Alshabaab oo xalay weeraray Xarunta Waaxda Socdaalka Dowladda
Mareeg
Dagaalyahanada Ururka Al Shabaab ayaa waxaa ay weerar ku qaadeen xafiiska Waaxda Socdaalka oo ku yaala agagaarka Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho...
FBI-da Oo Baadhista DNA-da Ku Raadinaysa Inay Dhallinyaro Soomaali Ah Oo Ka Timid Maraykanku Ku jire
Qaran News
   Dec 01, 2008 at 01:50 PM FBI-da Oo Baadhista DNA-da Ku Raadinaysa Inay Dhallinyaro Soomaali Ah Oo Ka Timid Maraykanku Ku jireen Kooxdii Isku Qarxisay Hargeysa Iyo Boosaaso   Minneapolis,(W.Wararka) – Hay’adda Baadhista iyo Daba-galka Maraykanka ee FBI ayaa dheecaano iyo dhiigaga ka qaaday qoysas Soomaali ah oo degan...
Cumar Xaashi oo ka dhawajiyay hub dhigis
Gareowe Online
Xoghayaha arimaha gudaha ee Isbahaysiga ARS-Jabuuti Col. Cumar Xaashi Aadan oo shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Jabuuti ayaa sheegay in Ummada Soomaaliyeed ay mudan tahay inay difaacato guusha u soo hoyatay. Cumar Xaashi, ayaa ka dhawajiiyay in shacabku aysan u dul-qaadan cid ka hortimada guusha ay gaareen oo ah inay baxayaan ciidamada Ethiopia,...
Media Kit WN Toolbar Languages Jobs Submit Photos WN Links Text Link Ads © 2008 WN Network
Contact our Advertising team for Advertising or Sponsorship on World News Network